Gudoomiye Mursal oo go’aan ka qaatay dacwadii uu ku hanjabay Fahad Yaasiin

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji inuu ku soo oogayo xildhibaan su’aal culus weydiiyey. Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa Agaasime Fahad Yaasiin u sheegay in Baarlamaanku leeyahay Guddi anshax oo arrimaha dacwadaha loo gudbiyo, arrinta dhex martay isaga iyo xildhibaan … Continue reading Gudoomiye Mursal oo go’aan ka qaatay dacwadii uu ku hanjabay Fahad Yaasiin